Iran oo Xabsi Dhigtay Safiirka Britian u joogay dalkaasi iyo Sababta keentay

Ciidamada amaanka dowlada Iran ayaa saacado kooban xabsiga dhigay Safiirkii dowlada Britain u fadhiyay magaalada Tehran ee caasimada dalka Iran ,kadib markii lagu eedeeyay in uu taageeray banaan bax looga soo horjeeday hogaanka sare ee Kacaanka Iran. Danjire Rob Macaire ayaa laamaha amaanka Iran ku eedeeyeen in uu bogaadiyay banaan bax ay arday ka dhigayeen … Continue reading Iran oo Xabsi Dhigtay Safiirka Britian u joogay dalkaasi iyo Sababta keentay